Dowladda KG Oo Hormarineysa Jasiiradaha Dalxiiska.

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeganada Dowlad Goboleedka KG ayaa waxay leedahay Goobo lagu dalxiisi karo balse aan dhisneyn kuwaas oo ka muuqata daruufo kala duwan Degmada Baraawe Waxay kamid tahay Magaalooyinka Taarikhi ah ee ka jira dalka waxay leedahay goobo ku wanaagsan dalxiiska

Jaziirada jilaani oo ku dhaxtaala Badda Baraawe ayaa ah mid ka muuqata Burbur xoogan balse u baahan in dib loo dayactiro si ay u noqoto meel loo dalxiis tago taas oo Dowlad Goboleedka KG siineysa Fusado dhaqaale iyo mid Ganacsi

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here