Maamulka Gobolka Banaadir Oo Lagu wareejiyay shixnad gargaar loogu tala galay dadka danyarta ah

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Sodma ayaa Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejisay shixnad gargaar ah oo dhan 3,800 oo Tan oo u dhiganta 150 kun oo Qoys kuwaas oo loogu talagalay in la Gaarsiiyo dadka ay sameyeen fatahaadaha iyo daadadka El-Niño ee ku Nool Muqdisho iyo deeganada hoostaga.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle oo deeqda ku waqreejiyey Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyey deeqda gar gaar ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here