Shirka Wadatashiga Dib U Cusboonaysiinta Qorshaha 9aad Oo Baydhabo lagu Qabtey.

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruunta Wasaarada Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha DKG ayaa waxaa ka furmay Shirka Wadatashiga Dib U Cusboonaysinta Qorshaha-9aad Ee Dowlada KG kaasi oo ay ka soo qeyb galeen Qaar ka mid ah Agaasimiyaasha wasaaradaha kg, masuuliyiin ka socotay dowladda federaalka iyo la taliyaal.

Shirka ayaa inta uu socday looga hadlay dib u cusbooneysiinta qorshaha 9aad oo laga dooday horumarinta qaranka waxaana ahmiyada shirka uu lahaa ka warbixiyay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha DKG Mohamed Nor Fanah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here