Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Liido iyo Isgoyska Sanca.

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska Wadada Laamiga ee isku xera Isgoyska Kaaraan illaa Aargada Liido ee Degmooyinka Cabdicasiis iyo Kaaraan, taasi oo qeyb ka ah Barnaamijka dalkaaga ku dhiso hal doolar.

Dhagax-dhiga wadadaan oo noqoneysa wadadii 15-aad ee uu dhagax-dhigo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) mudada sanadka iyo billooyinka ah ee uu xafiiska joogo, ayaa waxa ay door muhiim ah ka qaadaneysaa fududeynta isku socodka Bulshada ku dhaqan Gobolka Banaadir iyo Dalxiiska xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here