Barakacayaasha Baydhabo Oo dalbadey hirgelinta Adeegyada Bulshada

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dadka Barakacaayasha ah ee ku nool kaamamka ku yaala duleedka magalada baydhabo ayaa waxaa saameyn kala duwan ku yeeshey robabakii dayrta ee watey fatahaadaha kuwaasi oo bur bur u geystey guriyahooda ayigoona qaarkooda ka guurey goobihii ay horey u deganaa jirey.

kaamamka uu sida aad ah u saameyeen fatahaada ayaa ka mid ah kaamka gereera fuur ee ku yaala duleedka xaafada xanana tuu ee magalada baydhabo ayidoo haweenka ku nool kaamkaasi ay sheegen in caruurtooda ay yihin kuwa u baahan daryeel kala duwan sida caafimaad waxbarshada biyaha sinyeerada iyo raashin maadama aan aboodin ayiga ayna yihin dad danyar ah.

Warkung Waliba nig haatye Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here