Macalin baahiyaha gaarka ah qaba ku nool Jowhar Oo codsaday in loo dhiso Dugsi

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Zakariye Nuur Gacal waxaa uu kamid yahay dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool magaalada Jowhar waxaana si gaar ah ugu tirsan yahay culumaa’udiinta gobolka Sh/dhaxe.

 

Madaama uu yahay dadka baahiyaha gaarka ah qaba haddana kama aysan reebin waxbarashadiisa Diiniga ah, waxaa uu sameeyay in uu xifdiyo Qur’aanka kariimka, Macaln Zakariya waxaa uu degan yahay xaafadda Buul-sheekh ee magaalada Jowhar.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here