Maamulka Degmada marka Oo Bilaabay Sameynta Sabarloogada guriyaha.

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka degmada Marko xarunta gobolka Sh/hoose ayaa xafiiska dowladda hoose shir jaraa’id ku qabtay ayaa sheegay in la bilaaway bixinta sabarloogada degmada iyadoona shirka jaraa’id goobjoog ahayeen guddoomiye ku xigeenada maamulka iyo agaasimaha dhuul bixinta degmada Marko.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here