Tababar ku saabsan Xalinta Khilaafaadka Dhulka ka dhasha Oo Lagu Soo gabagabeeyay Baydhabo.

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaarada Howlaha guud Mudane Dahir Abdi Abdullahi ( Dr Go ) ayaa magaalada Baydhabo ku soo xiray tababar mudo laba maalmood ah u socday gudiga xalinta khilaafaadka dhulka dowlada hoose ee Baydhabo, Odayaasha Dhaqanka iyo Maxkamadaha.

Tababarka ayaa waxaa lagu baranayay sida loo xaliyo khilaafaadka iyo Isqabqabsiga dhulka iyadoo loo marayo sharciga dhulka dowladda KGS.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here