Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda degaanka iyo isbedelka cimilada Jubbaland ayaa dah-furtay mashruuca u adkeysiga iyo laqabsiga isbedelka cimilada kaasi xoogga lagu saari doono dhireynta ololaha geedaha si ay door muhiim ah uga qataan bilicda magaalada iyo sugnaanta bay’ada.
Furitaanka mashruucaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda degaanka, xubno ka socday golaha wakiilada Jubbaland, mas’uulinta haweenka degmada iyo mas’uulin ka oo matalaayay maamulka gobolka jubada hoose.
Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse AteeraÂ