Dib u dhis Lagu bilaabey Waddooyinka Baladweyne Fatahaada burburisay

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wadadani oo ay aheyd u muhiim u ah isku socodka bulshada reer badalweyne ayaa waxaa si habsami leh uga socoda barnaamijka dhismaha dhabada iyo dhaqaala bixinta ee bulshada reer bedelweyne kaasi oo ah mid dib looga dayacatiraayo wadooyinka ay waxyeleyeen fatahaadaha wabiga shabelle ee ka geystey magalada baladweyne.

Dhismaha wadadan ayaa waxaa iska kaashadey bulshada iyo ganacasatada magaalada baladweyne.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here