Wasaaradaha Soomaaliland Oo Lagu Wareejiyey Qalab iyo Gaadiid Bulshada loogu Adeego

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Soomaaliland ayaa Qalabkan iyo Gaadiidka Nooca waaweyn ku Wareejisay Wasaaradaha Deegaanka, Xaanada Xoolaha iyo Beeraha,waxaana laga Maalgaliyey Mashruuca Barwaaqo oo uu taageero Bangiga Aduunka,Munaasabada Wareejinta ayaaa ka qabsoontay Xarunta Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliland,ayna ka soo qeyb galeen Madax kala duwan oo Dowlada ka tirsan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here