Isku Aadka Sem-Final-ka Carabao cup-ka Oo La Soo Saaray.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxa la soo saaray isku aadka Semi-final-ka Carabao cup-ka kadib kulamadii wareega 8 dhamaadka tartanka.

Kooxaha chelsea, Liverpool, Fulham iyo Middlesbrough ayaa ah kooxaha isugu soo hadhay tartanka.

Waxa la filayaa in ay koox cusub ku guulaysato tartanka kadib markii wakhti hore la reebay kooxda Man United oo ku guulaystay tartanka xilli ciyaareedkii hore.

Halkan Kaga Bogo isku aadka:

Liverpool Vs Fulham

Middlesbrough Vs Chelsea

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here