Ceel biyood Laga Hirgeliyey Deegaanka Gebi-dheer Degmada Badhan Oo Xariga laga jarey

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dadka ku nool deegaanka Gebi-dheer ee Degmada Baran ayaa in muda ah biyo la,aan ahaa dhibaata badana la kulmi jireen maadama deegaanka mudo ku soo no noqotey Abaaro saameysey dadka halkaas ku noolaa kadib waxaa hada Deegaanka laga hirgeliyey Ceelbiyood si ay uga Faaideystaan Bulshada Deegaanka.

Munaasabada Xarig jarka Ceelbiyoodka ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka Degmada Baran kan Gobolka Madaxda Hey’adda Alnasar Relief oo Hirgelisey Ceelbiyoodka iyo Xilibaano ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Madaxda ayaa marka hore waxay ka hadleen baahida dadka deegaanka u qaabeen biyaha iyagoo raja wanaagsan ka muujiyey in hada wixii ka dambeeya dhibaatada ka bixi doonaan

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here