Shirka Horumarinta Kaabayaasha dhaqaalaha dalka Oo Baydhabo Ka Furmey

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkan ayaa looga hadlaayaa Qorshaha Hormarinta Kaabiyaasha Dhaqaalaha Dalka, sidii wax loogu qaban lahaa wadooyinka iyo Buundooyinka uu daadadku Burburiyey, dib u dhiska Dekadaha dalka si kor loogu qaado ilaha dhaqaalaha loona fududeeyo isku socodka dadka iyo Baabuurta iyo Ganacsiga

Shirka waxaa ka qeybgalay Wasiirada Wasaaraddaha Howlaha guud Dowladdaha Xubanaha ka ah Dowladda Federaal iyo Wasiiru-Dowlaha Wasaarada Howlaha Guud XFS iyo Marti Sharaf Kale,waxaana si Rasmi ah u furey shirka Madaxweynaha Dowladda KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here