Bahda Caafimadka Dhoobley Oo ka digay Cuduro laga cabsi qabo in ay ka dhashaan Biyaha Fadhiya wadooyinka.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Inta badan goobaha ay biyaha fadhiistaan ayaa Waxaa ka dhashey Cuduro halis ku ah Bulshada,Degmada Dhoobley waxay kamid tahay Degmooyinka uu saameeyey Roobka daadadka watey wadooyinkana ay biyaha fariisteen.

MCH boos miro ee dhoobley Waxaa uu ka mid ahaa xarumaha Caafimaadka oo shaqadooda xili Welba socon jirtey waxaana saameyn xoogan u geystey daadadkii ku Soo rogmadey degmada taasina sababtey in uusan in mudo ah aan shaqeynin Balse hada waxaa uu dib u bilowdey shaqadiisa asiga oo adeegyo kala duwan siiya bulshada xaafadaha degmada dhoobley.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here