Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Dalka Oo Baydhabo ka Furmey.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhowa ayaa ka furmay Shirka Wadatashiga Waxbarashada Soomaaliya, Waxaa si rasmi ah u furay Madaxwaynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, sidoo kale shirka waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya, Wasiir Ku Xigeenka, Wasiiru Dowlaha, Wasiirada Waxbarashada Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaliya iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here