Arday Baratey Xirfada Computerka Oo Xaflad Loogu qabtey Degmada Xudur

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iskuulka Bilaal Technology oo kamid ah iskuulada ku yaala degmada Xudur xarunta gobolka Bakool ayaa dufcaddii 3,aad ka qalab jabisay barashada aas aasiga ah ee Computer’ka kaasi oo ay barteen afarta book ugu horeyso barashada Computer, waxana dhiganayeen muddo 6 bilood ah.

Ardadaan ka qalan jabisay Iskuulka Bilaal Technology ayaa sheegay maanta aqoon ahaan in ay ka duwan yihiin markii ay ku soo biiraayeen Iskuulka iyagoona amaan iyo mahadcelin iskugu jirta u direen maamulka, macalimiinta iskuulka iyo waalidiintooda oo muddadaasi 6’da bilood aheyd gacanta ku haayay si ay u noqdaan kuwo ka faa’idaysta waxbarashadooda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here