Aqoon is weydaarsi ku saabsan Howlaha Wasaaradda Bay’adda KG Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Bay’adda iyo duur-joogta dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxay magaalada Baydhabo ku qabatay kulan ahaa aqoon is waydaarsi ah kaasi oo laaga hadlaayay howlaha ay wasaaradda u heyso bulshada ku nool gobolada koonfur galbeed soomaaliya.

Aqoon is waydaarsigaan ayaa waxaa bixinaayay macalimiin ku taqsuusay arimaha degaanka, waxaana goobjoog ahaa wasaaradaha xiriirka la leh wasaaradda Bay’ada iyo qaar kamid ah Ururada bulshada magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here