Munaasabad loogu dabaal-dagayey Deyn Cafinta Soomaaliya Oo Lagu qabtey Muqdisho.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowladda soomaaliya ayaa soo dhaweysay talaabada dunida ay kaga cafisay deentii lagu lahaa oo gareysay 5 Bilyan, bangigga adduunka iyo hay’adda lacagta caalamka IMF ayaa si wada jira magaalada New York ee dalka mareykanka kaga dhawaaqey in dalka soomaaliya laga cafiyo lacagtii badneen kadib markii muddo sanado ah soo socotay arimaheeda.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa Magaalada muqdisho ku qabatay munaasabad lagu soo dhaweynaayay deen cafinta soomaaliya ee sadonkii sano la soo dhaafay lagu lahaa.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here