Garoonka Diyaaradaha Degmada Bardaale Oo dib Loo Furey

0
64

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Garoonka Diyaaraha Degmada Bardaale ayaa mudo xirnaa oo aan wax diyaarad ah ka soo degin kadib markii biyaha daadadka galeen waxayna adkeysey in ay diyaaraha ka soo degaan,markii dib u diyactir lagu sameeyey ayaa ka soo degatey diyaaradii ugu horeysey oo wada Raashin gargaar ah.

Sarkaal ka tirsan Shirkada Diyaaradaha Star Sky ayaa ka warbixiyey Xaalada Garoonka ay ku degeen muda xirnaa biyana fadhiyey isagoo sheegey in wixii hada ka dambeeya in si joogta ah u imaan doonaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here