Gudiga Gurmadka Fatahaada Degmada Buurdhuubo Oo Codsaday Gargaar deg deg ah

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Buurdhuubo Ee Gobolka Gedo Waxay ka mid tahay Degmooyinka uu saameeyey Fatahaada Webiga Jubba waxa uu saameeyay Nolosha dadka iyo Adeegyada Bulshada si loo ogaado dhibaatada heerka ay gaarsiisan tahay ayaa Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Degmada Buurdhuubo Ee Gobolka Gedo kormeer qiimayn ah ku sameeyay xaafadihii laga barakacay ee uu ku fatahay Webiga Jubba iyo garoonka diyaaradaha degmada Buurdhuubo.

Waxaana gudaha guriyaha ay biyaha fadhiisteen ka muuqda bur bur baahsan Ayigoo sheegey in ay u baahan yihin in laga caawiyo sidii loo dayacatiri lahaa xaafadaha garoonka ,iskuulada ,buudooyinka iyo goobaha muhiima u ah ee uu ku fatahay Webiga Jubba.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here