Degmada Moqokori Oo laga hirgaliyay Mashruuc dadka deegaanka wax lagu barayo

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasarada waxbarshada dowlada gobolledka hirshabeelle Maxamed Maxamuud Abdule oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee wasarada ayaa degmada Moqokori ee gobollka hirshabelle laga daah furey barnaamijka bar ama baro oo markii uga horeysey la keeno degmada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here