Maalgashiga Dekedda Hobyo Oo la Dah-furey

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo ay kasoo qayb galeen Xildhinaanno ka tirsan BFS, mudnayaal ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug, ganacsato, siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada kana dhacday Degmada Hobyo.

Munaasabadda oo looga hadlayay maalgashiga Dekadda Hobyo ayuu madaxweynuhu ka sheegay in farxad weyn ay tahay in bulshada reer Galmudug ay ku midoobeen dhismaha Dekaddooda Hobyo, kaddib dadaal dheer oo ay galisay Dowladda Galmudug. Madaxweynuhu wuxuu ku dheeraaday muhiimadda iyo faa’iidada ay bulshada reer Galmudug u leedahay Dekadda Hobyo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here