Hooyo Naafa ah ku dhibaateysan Degmada Jowhar Oo dalbatey in la Caawiyo.

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hooyo Mako Xuseen Xabiib waa hooyo dan yar ah isla markaasina kamid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba waxay ku nooshahay magaalada Jowhar caasimadda maamulka Hirshabeelle.

Hooyadaan ayaa waxay heysataa labo carruur ah kuwaasi oo aan kala rooneen, waxayna xiligaani wajahayaan xaalad adag oo dhinaca nolosha ah madaama ay ka soo tagtay guri ay kula nooleed walaalkeeda kadibna ku war galiyay inay guriga is kaga tagaan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here