Qoysas Danyar ah Oo Deeq Rashiin ah Loogu qaybiyey Magalada Waajid.

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada Waajid waxay kamid tahay Degmooyinka uu saameeyey Roobabka watey fatahaada iyo daadadka iyadoo ay jiraan kumanaan qoysas ay guriyahooda ka barakeceen In Ka Badan 500 Qoys Ayaa Deeq Rashiin ah Looga Qaybiyey Magaalada Wajid Deeqdaas Oo Ka Timid Gudiga Gurmudka Fatahada Dowladda KG Iyo Masuuliyiin Ka Soo Jeeda Magalada Waajid.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here