Qoysas danyar ah Oo Deeq Raashin ah Loogu qeybiyey Gaalkacyo.

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Tadaamun ayaa magaalada Gaalkacyo deeq raashiin ah ugu qeybisay dadkii sameynta ka soo gaartay roobabkii deerta ahaa ee ka da’ay dalka, qeybina deeqda ayaa waxaa goobjoog ahaa ku xigeenka guddoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Xasan, guddoomiyaha magaalada Gaalkacyo Xasan Maxamed Jaamac iyo mas’uulinta Hay’adda Tadaamun.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here