Tababar ku saabsan Horumarinta Ganacsiga Oo Loo qabtay Ganacsatada yar-yar Baydhabo

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan oo socon doono mudo 10 Maalin ah ayaa qaar ka mid ah Ganacsatada yaryar ee Magaalada Baydhabo Waxaa lagu bari doonaa Horumarinta Ganacsiga, Waxaana soo qaban qaabiyay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha KG Oo kaashaneysa Hay,adda UNIDO.

Agaasimaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha KG Mohamed Aadan Abdirahman ayaa ugu horeyn Sharaxay Ahmiyada uu tababarkan u leeyahay Ganacsatada yar isagoona sheegay in tababarka kadib ay siiyaan Lacago maalgashi u ah ganacsigooda.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here