Shacabka Degmada Bardaale Oo Wajahaya Koranta La,aan.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tan iyo markii bishii November ee tagtay ay degmada Bardaale ku soo rogmadeen daadadkii roobka ayaa weli waxaa maqan adeegyadii bulshada ee degmadaas sida biyaha korontada waxbarashada caafimadka iyo gebi ahaanba isku socodka degmada iyo deeganada kale.

Wasiirka Arimaha gudaha Dowlada KG Soomaaliya Cabdulahi Xaaji Xasanow Manuur ayaa kahadlay dhibaatada ka jirta degmada Bardaale Ee Gobolka Baay ayaa fariin u diray He’adaha iyo Dowlada in ay wax ka qabtaan xaalada Degmada ka jirta oo ay ugu horeyso Koronta la,aanta oo saameysey Noloshada dadka iyo Magaalada

Warkung waliba nig haaye Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here