Haweenka Barakacayaasha Baydhabo Oo Dalbaday Gargaar

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Haweenka ayaa ah kuwa u nugul Masiibooyinka Dabiiciga ee dalka ka dhaca Sida Abaaraha Fatahaada iyo Dagaalada. waxaana Roobka deyrta oo ka da,ay Magaalada Baydhabo ka dhashay daadad iyo Fatahaad saameysey Bulshada danyarta ah ee ku nool Kaamamka ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo gaar ahaan Haweenka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here