Ceel Biyood Laga hirgelin doono Degmada Fara weyne Oo La dhagax dhigey

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka wasarada Horumarinta Kheyraadka Biyaha Somaliland ayaa deegaanka Laaleyska oo ka tirsan degmada Faro-weyne ka dhagax dhigay ceel biyood cusub wasarda halkasi hirgalinaysa ayaa waxaan goob joog ka ahaa masuuliin kal duwan wasarada Horumarinta Kheyraadka Biyaha Somaliland , maamulka degmada Faro-weyne , hayda Zamzama Foundation , iyo dadka degaanka .

ceel biyood kan cusub ayaa waxaa ay iska kaashanayaan Hay’adda Zamzama Foundation, wasarada Horumarinta Kheyraadka Biyaha Somaliland iyo markaska sacuudi carabiya ee King Salmaan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here