Carruur Nafaqa dara heysa Oo Lagu daweynayo Xaruunta Hooyada iyo dhalaanka Wadajir

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaaladda nafaqa darada waa mid la soo derista qof kasta oo waaya rashiin dheeli tiran ama in uu maayo kuwo kala hela nafaqada ee la cuno sedaxda waqt taasi oo ay u badan yiihiin Carruurta da’dooda ay ka yar tahay shanta sano iyo hooyada xiliga ay ku jirto naas nuujinta.

Madaama hooyada ay ku sii dul nool yihiin carruurta ay mar kaasi sinayso naaska ayaa waxaa looga baahan yahay in ay qaadato rashiin nafaqeysan sedaxda waqti taasi oo ka caawin karta iyada iyo conogeeda in ay la kulmaan qataraha ka dhalan karaan nafaqo darada.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here