Imtaxaanka Garsoorka Gobolka Baay Oo Baydhabo Loogu Fariistay

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS Mudane, Ibrahim Adan ali oo ay wehliyaan Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Cadaaladda, Gudoomiyaha Maxkamada Sare Dowlad Goboleedka KGS, Xeer ilaaliyaha guud ayaa maanta daahfuray imtixaan ay u fadhiisteen 37 qof oo u tartamaayey jagooyin Garsoorinimo iyo Xeer ilaaliyo nimo Gobalka Bay.

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Axmed Cali Muuse iyo, Xeer ilaaliyaha guud KGS Aadan Mukhtaar oo lahadlay tartamiyaasha ayaa u rajeeyay natiijo fiican.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here