Deeq Raashii ah Oo Loo qeybiyey dadka danyarta ah ku nool Xudur.

0
127

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Xudur iyo maamulka Gobolka Bakool, waxey si wadajir ah garagaar raashiin ah ugu qeybiyeen, dadka curyaamada ah ee aan lixaadkooda dhameystirneen iyo kuwo da’a ah, ee kunool xaafadaaha magaalada Xudur, kuwaasoo saameyn dhab ah ku yeeshey Fatahaadka roobkii dhowaan ka da’ay magaalada Xudur ee xaruunta Gobolka Bakool.

Lacagta raashiinka gargaarka ah lagu soo iibiyey oo gaareysay 10,500 (Toban kun iyo Shan boqol oo Dollar) oo laga bixiyey qasnadda Dowladda Hooseee Hudur iyo 5-Kun oo guddiga gurmadka fatahaadaha ay soo gaarsiiyeen maamulka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here