Shaxda Ay Barcelona Kaga Hor Tagi Karto Fc Porto

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kooxda Barcelona ayaa Marti galinaysa kooxda Fc Porto kulan ka tirsan wareega Group-yada champions League.

Barcelona ayaa u baahan guul ay xaqiiqsato si ay u hubiso in ay u soo baxdo wareega 16-ka ee champions League.

Kooxda Tababare Xavi ayaa iska ilaalinaysa in ay guuldaro kala kulanto Fc Porto maadama ay fursadeeda wareega xiga halis gali karto.

Kooxaha Barcelona iyo Fc Porto ayaa isku dhibco ah kadib 4 kulan oo ay ciyaareen iyaga oo u baahan in ay mid walba guul gaadho.

Barcelona ayaa la filayaa in ay ku soo gasho shaxdooda ugu adag si ay u xaqiiqsato guusha ay u baahantahay.

Hadaba Halkan Kaga Bogo shaxda ay Barcelona kaga qayb gali karto:

Ter Stegen; Cancelo, Araujo, Kounde, Balde; Pedri, De Jong, Gündogan; Raphinha, Lewandowski, Félix

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here