Aqoon is weydaarsi ku saabsan kor uqaadista wax soosaarka Calafka Xoolaha Oo Baydhabo ka Furmey

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dawladda KG ayaa Baydhabo ka daah-furey shir Wadatashi ah oo looga hadlayo kor-u-qaadista wax-soo-saarka Calafka Xoolaha, iyo Shaqaaleysiinta dhalinyarada iyo Haweenka isagoona daba socda shirarkii horey wasaaradu u qabatey wuxuuna socon doonaa mudo Shan Maalin ah, waxaana shirka ka qeyb galay ganacsatada ka shaqeysa xoolaha iyo iskaashatooyinka soo saara calafka xoolaha.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here