Haweenka Baydhabo Oo door Wanaagsan ka qaadanaya Caawinta dadka dhibaateysan.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Haweenka ayaa ah laf dhabarta Bulshada marwalbana waxay kaalin mugleh ka qaataan Arimaha taagan sida Abaaraha Fatahaadaha Colaadaha inta badan si wanaagsan qeyb uga uga noqdaan Caawinta Bulshada danyarta ah ee markaas u baahan in la garab istaago.

Hadaba iyadoo hada ay dalka ka jiraan xaalado Fatahaado saameesey Bulsho Malaayin ah maxay tahay Doorka ay Haweenka ku leeyihiin Bulshada danyarta ah ee dhibaateysan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here