Dhismaha Xarunta Cusub Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland Oo xarigga Laga jaray.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo uu wehelinayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xarigga ka jaray dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo loo dhisay qaab-casri ah.

Munaasabad kooban oo lagu qabtey Xarunta ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro Xilibaano ka kala socdey Heer Fedaraal iyo Heer Maamul Goboleed iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here