Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray

0
118

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxa la ciyaaray todobaadkii 13-aad ee horyaalka premier League iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso iyo xamaasad leh.

Arsenal ayaa ugu dambayn si buuxda ula wareegtay hogaanka horyalka premier League kadib guul ay ka gaadheen kooxda Brentford.

Kooxaha Man City iyo Liverpool ayaa ku kala baxay bar-baro 1/1 ah kulan ka dhacay Etihad iyada oo labada kooxood dhibco lumiyeen.

Chelsea ayaa guuldaro xanuun badan oo weyn kala kulantay Newcastle United halka Man United garaacday kooxda Everton.

Kadib kulamada la ciyaaray todobaadka waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka horyaalka premier League.

Kooxda Man City ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig.

Newcastle ayaa ku xigta oo shaxda ku leh 2 xiddig halka kooxaha West Ham, Liverpool, Arsenal, Man United, Brighton, Crystal Palace iyo Brighton ay shaxda ku leeyihiin min hal xiddig.

Halkan Kaga Bogo shaxda.

Garth Crooks' team of the week

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here