Olole ka dhan ah Rabshadaha Ku saleysan Jinsiga Oo Ka Bilawday Baydhabo.

0
131

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed Marwo Madiina Ahmed Nuur ayaa Magaalada Baydhabo ka daah-furtay Olole 16 Maalmood ah oo ka dhan ah Xadgudubyada loo gaysto Haweenka.

Munaasabadan oo aheyd mid siweyn loo soo agaasimay waxaa ka qeybgalay wasiiro, Xildhibaano, guddoomiyaasha ururada dhalinyaradda, haweenka Gobol, iyo Degmo wakiilo ka kala socdey Hay’adaha ka howlgala Koonfur Galbeed iyo masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here