Mashruuc Korantada cadceedda laga dhaliyo Oo Muqdisho Laga hirgaliyay.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruucan Shirkadda Korantada BECO duleedka Muqdisho ka hirgelisay ayaa ah Mashruuc Korantada cadceeda laga dhaliyo wuxuuna ahaa mid Cusub oo Xariga laga jarey iyo mid hada la dhagax dhigey si Bulshada Caasimada uga Faaideystaan Korontada Cadceeda ka shaqeysa.

Mas’uuliyiin ka tirsan Shirkada BECO ayaa kormeerey goobaha Mashruucan laga hirgelinayo muhiimaduna ay tahay in laga Faa’ideysto Cadceeda, Bulshadana la siiyo koronto Raqiis.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here