Shacabka Baydhabo Oo Soo dhaweeyey Ku Biirista Soomaaliya Dallada Bulshada Bariga Afrika.

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal xooggan ku bixisay sidii ay qeyb uga noqon laheyd Ururka Bulshada si ay uga faa’iideystaan xoojinta baayac-mushtarka dalka, si ganacsatada Soomaaliyeed ay uga shaqeystaan dalalka xubnaha ka ah ururka.

Soomaaliya waxay noqotay waddankii siddeedaad ee ku yaalla gobolka oo ku biiray ururka Bulshada Bariga Afrika Waa urur-gobolleed xaruntiisu tahay magaalada Arusha ee dalka Tanzania, kaas oo dhismay sannadkii 2000, kaddib heshiis ay gaareen shan kamid ah siddeeda dal ee uu hadda ka kooban yahay.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here