Daawo Lacag La,aan ah Oo la gaarsiyey Qoysaska Barakacayaasha Baydhabo.

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guud ahaan dalka waxaa ka da’ay roobab mahiigaan ah iyo fatahaado saameyn weyn ku yeeshay dadka iyo duunyada, dadka danyarta ah ee ku nool kaamamka oo ku yaalo duleedka magaalada Baydhabo. waxay halis uga jiraan cudurro badan sida shubanka, duumamada iyo nafaqo darro.

Tiirow hosbitaal foundation ayaa Baaritaan iyo daaweyn Bilaash ah u sameeyey dadka la ildaran cudurada uu sababay roobka ee ku Nool Kaamamka Baydhabo.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here