Bulshada Baydhabo Oo soo dhaweeyay Qorista Farta Elif Maayga Oo La soo bandhigay.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka ee JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) si rasmi ah u furay shaacinta farta rasmiga ah ee Maayga, Waxaa goobjoog ahaa furitaanka shirka, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal, Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiiladda Baarlamaanka KGS, Xildhabaanadiisa iyo Wasiirada maamulka.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here