Hay’addaha Samafalka Oo Loogu baaqey in ay Gurmad gaarsiiyaan Shacabka Deegaanka Janaale.

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo ogaado xaalada ka dhalatay fatahaada Wabiga Shabelle iyo roobabkii xoganaa Ee waqatiyadii ugu dambeeyay ka da’ay gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa degaanka janaale gaaray Wafadi uu hogaaminaayo xilidhibaan xuseen cali xaaji oo ka mid ah xilidhibaanada BfS.

Degaanka janaale ayaa waxaa uu kamid yahay gobaha meelaha sida daran u saameeyay fatahaada Wabiga Shabelle ayaa waxaa ka barkacay dad badan oo qarkooda ah dad danyar ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here