Isbitaalka Magaalada Baladweyne Oo Saameyn ku yeeshey Fataahada wabiga

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Weli waxaa sii socota Saameynta Fatahaada Wabiga Shabeele uu ka geysanaayo Magaalada Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan kadib markii ay Fatahaadu gaartey inta badan Xaafadaha Magaalada.

Gooboaha uu saameynta ku yeeshey waxaa kamid ah Isbitaalka Magaalada oo guud ahaan isaga dhan Biyo buux dhaafiyeen taas ayaan keentey in shaqada isbitaalka ay istaagto inta badana laga saarey Bukaanadii jiifey.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here