Dhismaha Wadooyinka Kismaayo oo Fududeysey isku socodka dadka iyo Baabuurta.

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyada oo dhawaan xariga laga Jaray wajiga Kowaad ee Mashruuca dhismaha wadooyinka Magalada kismaayo ayaa waxay qayb lexaad leh qateen isku socodka dadka iyo Gaadiida Gudaha Magaalada Kismaayo,Wadooyinkan Cusub oo ahaa kuwo baahi wayn Loo qabay ,waxaana yaraaday mashquulkii Gaadiidka madaama ay Magaaladu lahayd hal laami oo kaliya.

Wadooyinkan ayay waxa kamid yihiin kuwa laga fulinayo dhowr Magaalo oo ku yaala dalka kuwaas oo loogu tala galay in lagu fududeeyo isku socodka dadka iyo Baabuurta iyo kor u qaadista Kobaca dhaqaalaha dalka.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here