Hay’adda SoDMA Oo gargaar u soo dirtay Baydhabo.

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa markii Sadaxaad diyaarad waday mucaawino ah soo gaarsiisay Magaalada Baydhabo Xarunta gobolka Baay ee KGS.

Baydhabo waxa ay ka mitahay Magaaloyinka ay sameenta ka gaysteen daadadka El-niño, waxana xusid mudan in halkaas ay ka gaysatay qasaaro iskugu jira Dhimasho iyo Burbur hantiyadeed.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here