Mashaariic Lagu Hormarinayo Kaabiyaasha Dhaqaalaha Oo Buurhakaba ka socda.

0
114

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Daahir Cabdi Cabdulaahi (Dr. Go) Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud dib u dhiska iyo Guriyeynta Koonfur Galbeed oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyey halka ay marayaan Mashaariicdii horumarineed Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay oo dhowaaan uu soo dhagax dhigay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed.

Wasiir (Dr Go) ayaa sheegay Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmada in uu maraayo meel gaba-gabo ah, qorshahiisuna uu ku sheegay in dhawaan uu soo dhamaan doono Dhismahaasi Airport-ka.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here