Isbitaalka Degmada Baardheere Oo Fatahaada Wabiga Jubba Awgeed u xirmay.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaalad adag oo nololeed ayaa ka dhalatay daadad xoogan oo ku soo rogmaday Degmada Baardheere, kadib roobab Xooggan oo degmadaasi ka da’ay.

Roobabka ayaa sababay in uu qarka jabsato Buundadii degmadaasi, iyadoona ay biyuhu galeen dukaamo, bakhaaro, guryo kaloo la degan yahay, xaruumihii waxbarashada iyo caafimaadka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here