Shir looga hadlayay daadka ku rogmaday Gaalkacyo oo lagu qabtay Garoowe.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo Shir-guddoomiyey kulan degdeg ah oo ay ka qeybgaleen Hay’adaha gargaarka ee Caalamiga ah kaasi oo ku saabsan xaaladda Biyaha ku soo fatahay Degmada Gaalkacyo iyo Sidii wax looga qaban lahaa saameynta ka dhalatay kulanka ayaa warbixin ku saabsan xaaladda ka jirta Gaalkacyo laga jeediyey

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Guddigii Wasaariirada ahaa ee loo xilsaaray fatahaada Gaalkacyo iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta masiibooyinka iyadoo halkaas laiskula hadlay xaalada dhabta ah ee ka jirta Degmadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here